Qeylo-Dhaanta Midowga Musharaxiinta, Deni & Madoobe miyaa uga baxay Difaaca! (XOG DAHSOON).

0

Muqdisho(HNN):-Xiisad cusub oo u dhaxaysa maamul goboleedyada mucaaridka iyo madaxda dawlada federaalka somalia, waxaana jira khilaaf dib u soo cusboonaaday oo imika dibeda usoo baxay, waxaana jira dareen dib u faagasho ah oo ku dhacay isbahaysiga mucaaridka somalia.

Waxaana jira dhawaaqyo dibeda usoo baxaya oo sheegaya in wakhtigan raysal wasaare rooble uu qorshaynayo inuu dalka dibedadiisa uga baxo safar qarsoodi ah kaas oo la rabo in wax badan lagaga bedelo qorshii hore loogu heshiiyey ee arrimaha doorashada dawlada federaalka somalia iyo maamul goboleedyada.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Xogaha La Xidhiidha Arrimaha Khilaafka.