Faah Faahinta; Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Boorama Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay.

0

Borama(HNN):-Shil gaadhi Oo Galabta ka dhacay duleedka Magaalada Boorama Kadib markii ay isku dhaceen laba gaadhi oo kala ah bas ay leedahay shirkada bari iy galbeed iyo gaadhi tukhaan ah ayaa sobobay khasaare iskugu jira Alle ha,naxariistee dhimashada 2qof iyo dhaawac kale iyadoo dadkii ku dhaawacmay lagu dawaynayo cisbitaalka magaalada boorama,.