Wasiirka Arrimaha Gudaha Jsl Oo ka Waramay Arrimo Doora, Shaaciyeyna Musharaxnimadiisa Xisbiga Kulmiye.

0

Hargeisa(HNN):-Gudoomiye Ku Xigeenka koowaad xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye ahna wasiirka wasaarada arrimaha gudaha jamhuuriyada somaliland ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay waxaa uu ka waramay hankiisa musharaxnimo ee xisbiga talada dalka haya ee kulmiye,sidoo kale wasiir maxamed kaahin waxaa uu tafaasiil dheer ka bixiyey Xaalada gobolka Sool iyo go’aanka ay xukuumada jamhuuriyada somaliland kagaga saarayso dadka kasoo jeeda koonfurta somalia.