Abwaan Reer Somaliland ah oo Gabay Fariin weyn Xanbaarsan u Diray Bulshada Muqdisho iyo Siyaasiyiintooda.

0

Abwaan Reer Somaliland ah oo Gabay Fariin weyn Xanbaarsan u Diray Bulshada Muqdisho iyo Siyaasiyiintooda.

Abwaan Haybe Faarax Nuur oo kamid ah suugaanyahanka Reer somaliland islamarkaana ah saraalsare oo ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland kana soo qayb qaatay dib u xoreyntii dalka jamhuuriyada somaliland ururkii xaq u dirirka ahaa ee snm ayaa u diray bulshada Muqdisho iyo siyaasiyiintooda, kaas oo uu beelo gaar ah oo kamida kuwa maanta siyaasiyiinta ugu badani hogaamiyaan dawlada federaalka somaliya ku dhaliilay isagoona kusoo hal qabsaday General caydiid iyo ragii sida xoogan uga horyimid dawladii kacaankii afweyn.