BAAFIN

0

Waxaa la baafinayaa “Koos Maxamed Cali” waxaana raadinaysa innanteeda oo ku nool Qurbaha haddii Koos fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo xidhiidho numberadan:

Telephone: 00 252 63 4426833

Whatsapp: 00 252 63 4418174