Madaxweynaha Dawlad deegaanka soomaalida ethiopia oo maanta dib loo doortay 5 sano oo danbe.

0

Jigjiga(HNN):-Madaxweynaha dawlad deegaanka Somaalida ethiopia ayaa maanta waxaa uu loo dhaariyey xilka Madaxweynimo ee shant danbe ee soosocota taas oo Xaflad Balaadhan oo lagu qabtay caasimada jigjiga waxaa uu ka jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa.