Barnaamijka Galka Baarista-Xaqiiqada Xanuunka Covid 19 iyo Tirada Dhimashada Somalia.

0

Muqdisho(HNN):-Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaqiiqda dadka cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Soomaaliya, ayada oo daraasad cusub oo lasoo saaray ay muujineysa in dadkaas ay aad uga badan yihiin inta ay diiwaan gelisay dowladda federaalka Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.