Komishanka Qaranka Xakamaynta AIDS-ka dhamaystirka Qabyo Qoraalka Xeerka Xakamaynta iyo hortaga HIV AIDS-ka.

0

Hargeisa(HNN):-Komishanka Qaranka Xakamaynta AIDS-ka dhamaystirka Qabyo Qoraalka Xeerka Xakamaynta iyo hortaga HIV AIDS-ka.

Munaasibad Balaadhan oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada hargeisa ayaa waxaa kasoo qayb galay madax kala duwan kuwaas oo ka waramay ujeedada kulankan iyo muhiimada uu u leeyahay shacabka jamhuuriyada somaliland.