Qiso Cajiiba oo dhex martay Madaxweyne Cigaal Iyo Wiil uu dhalay + Cabdilaahi Dirawal oo ka sheekeeyay

0

Hargeysa (HNN)- Md. Cabdilaahi Xuseen Iimaan Dirawal oo ka Qayb-galay Munaasibad lagu Xusaayay 20 Guurada ka soo wareegtay Geeridii Madaxweynihii 2aad ee Somaliland marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

Mr. Cabdilaahi-dirawal oo ka hadlay Munaasibadaasi lagu xusaayay Madaxweyne Cigaal ayaa ka sheekeeyay Qiso Cajiiba oo dhex martay Madaxweyne Cigaal Iyo Wiil uu dhalay, Faah faahinta Warkaasi halkan Hoose ka Daawo.