Digniin: Gudoomiyaha Golaha Guurtida JSL oo Xildhibaanada Cusub ee Golaha Wakiilada uga digay Inay Su’aalo waydiiyaan Madaxwayne Biixi

Digniin: Guddoomiyaha Guurtida oo Xildhibaanada Cusub ee Golaha Wakiilada uga digay In Su'aalo waydiiyaan Madaxwaynaha JSL

0

Hargeysa (HNN)- Md. Saleebaan Maxamuud Aadan Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa xildhibaanada Cusub ee Golaha wakiilada uga digay inay Su’aalo Waydiiyaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Barito 09-05-2022 khudbad-Sanadeedkii Dastuuriga ahaa ka hor Jeedin Doona Labada Gole Baarlamaan ee JSL, Faah faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.