Full Pro..: Khudbad Sanadeedkii Madaxweyne Biixi ee 2022

0

Hargeysa (HNN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta khudbad-sannadeedkiisa dastuuriga ah ka jeediyey fadhi wada-jir ah oo ay isugu yimaaddeen Goleyaasha Barlamaanka Somaliland oo ka kooban Golaha Guurtida iyo Wakiillada, Faah Faahinta Barnaamijkaasi Halkan Hoose ka Daawo.