War Farxad-leh: “185 Safiir oo Somaliland Matalaaya ayaad…”Agaasimaha G.Tacliinta Sare

War Farxad-leh: "185 Safiir oo Somaliland Matalaaya ayaad..."Agaasimaha G.Tacliinta Sare

0

Hargeysa (HNN)- Gudiga Tacliinta Sare ee Qaranka Somaliland ayaa Munaasibad Sagootin ah u qabtay 185 arday oo deeq waxbarasho ka Helay Dalka Ethiopia, Faah Faahinta warkaasi Halkan hoose ka Daawo.