Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Meel Adag Iska Taagay Warbixintii ay Soo Bandhigtay Gudoomiyaha Cusub ee Komishanka Doorashoyinka Qaranku.

0

Gabiley(HNN):-Xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta warbaahinta la hadlay ayaa si adag uga hadlay cunsuriyad gobolka gabiley ahaan oo lagula kacay gudoomiyaha cusub ee komishanka doorashooyinka Somaliland marwo kaltuun sheikh xasan cabdi madar

Sidoo kale xildhibaanada ayaa wacad ku maray ay isku xidhay yihiin reer gabiley iyo kaltuun maadxwayne biixi uwaayi doono taageeradooda hadii arimahaasi wax laga qaban waayo.

Halkan Ka Daawo.