“jin Dayoobay ayaa Hogaanka inoo haya”.. Xildhibaan Koodbuur Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasiya..

0

“jin Dayoobay ayaa Hogaanka inoo haya ” Xildhibaan Koodbuur.

Xildhibaankan ayaa si faahfaahsan uga waramay arrimo badan oo uu sheegay inay dalka jiraan waxaanu dhaliilo xoogan u jeediyey  Madaxda xukuumada isagoo sheegay in dalka khatar lagu waddo.