Shacabka Gobolka Gabiley Ayaa Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Muwaadinka ku Xidhan Maalintii Saddexaad.

0

Gabiley(HNN):-Qaybo Kamida Shacabka Gobolka gabiley oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa si adag uga hadlay Xadhiga muwaadin Aarre Saleebaan Cawleed oo maanta la horgeeyey maxkamada degamada gabiley, halkaas oo ay maxkamaduna muddo todoba cisho oo rumaan ah ay dib ugu celisay xabsiga.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.