Halgamayaashii SNM ee Gobolka Togdheer oo Hanjabaado Culus hawada u mariyay Madaxweyne Biixi & Maxamed Kaahin

0

Burco (HNN)- Qaar kamid ah Halgamayaashii SNM ee ku Nool Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Digniino Culus Hawada u Mariyay Madaxweyne Biixi & Maxamed Kaahin, Faah Faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.