“Labada xisbi mucaarad waxaan leeyahay waa la tartamayaa Ninkastaaba wixii uu hayo…” Guddoomiyaha Ururka Asaas

0

Hargeysa (HNN)- Guddoomiyaha Ururka Asaas Caydaruus Aadan Garwaf, ayaa waxaa uu ka hadlay xubnaha guddiga diwaangelinta ururada siyaasada Somaliland ee ay ansixiyeen golaha Wakiilladu.

Waxaanu guddoomiyuhu soo dhaweeyay ansixinta xubnaha guddiga diwaangelinta, waxaanu arrintaasi ku tilmaamay guul weyn oo u soo hoyatay qaranka Somaliland.

Guddoomiye Caydaruus Aadan, ayaa sidoo kale waxaa uu fariin u diray xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Waddani, isaga oo ugu baaqay inay galaan tartan xalaal ah oo xisbi walbaaba wixii uu hayo uu soo bandhigo, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.