Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jsl Oo Si Ka Waramay Gabogabadii Imtixaanka Shahaadiga ah ee Qaranka.

0

Hargeisa(HNN):-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jsl Oo Si Ka Waramay Gabogabadii Imtixaanka Shahaadiga ah ee Qaranka.

 

Gudoomiye Daauud Axmed Faarax iyo Madaxda Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka ayaa Shaaciyey in Si nabadgalyo ah uu dalka usoo dhammaaday imtixaankii shahaadiga ahaa

 

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jsl Oo Si Ka Waramay Gabogabadii Imtixaanka Shahaadiga ah ee Qaranka.