Xog Cusub: Waddani oo War ka Soo Saaray Hadalkii dhawaan ka Soo yeedhay Xasan Sheekh Maxamuud.

0

Hargeysa (HNN)- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa War ka Soo Saaray Hadalkii dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxa kale oo uu Gudoomiye Xirsi Fariin u diray Madaxweynaha Somaliland Madaxweyne Biixi, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.