Xuska Siyaarada Sheikh C.qaadir Jaylaani Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa.

0
Hargeisa(HNN):-Xuska Munaasibad balaadhan oo lagu xusayo Caalmikii weynaa ee fidinta diinta islaamka Sh C,qaadir Al Jaylaani Ayaa Maanta lagu qabtay magaalada hargeisa.
munaasibadan balaadhan oo ay kasoo qayb galeen culimo awdiin saraakiilkii ka tirsan ciidamada qaranka somaliland, waxgarad cuqaal iyo waayeel xogo badan ka haya sh c,qaadir jaylaani iyo doorkii uu ku lahaa fidinta diinta islaamka, Faah Faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.