Kulmiye oo sheegay In Xisbiyada Macaaradku aanay Wax Xuquuq ah Qaranka kulahayn.

0

Hargeysa (HNN)- Madaxweynaha Biixi ayaa shir-guddoomiyey shirka Guddida Fulinta Xisbi Xaakimka Kulmiye Shirkaas ayaa lagu sheegay In Xisbiyada Macaaradku aanay lahayn wax Xuquuq sharci ah, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.