“Mashruucii Xumbo-weyne oo kale Ilahay kama dhigo…” Maayir Cabdikariim Axmed Mooge.

0

Hargeysa (HNN)- Munaasibad Wakaalada Biyaha ee Hargeysa ay kusoo Bandhigtay Mashruuc Biyo-xidheeno lagu Samaynaayo taasi oo ay kala soo qayb Galayeen Maayirka Caasimada Hargeysa Xubno kamid ah Golaha Deegaanka Caasimada Iyo Wasiiro, Faah Faahinta Barnaamijkaasi Halkan Hoose ka Daawo.