Somaliland oo War lama filaan ah ka soo saartay Social Media + Shirkado Maraykan laga leeyahay oo Internet dalka keenay.

0

Hargeisa(HNN):-Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland Dr Cabdiweli Sheikh Suufi Jibriil aya maanta waxaa uu warbixin dheer siiyey Golaha Guurtida Somaliland, waxaana uu wasiirku ka warmay shaqada wasaarada isgaadhsiinta iyo shirkado waaweyn oo kamid tahay shirkada facebook.

Shirkadahan keenaya Somaliland Internetka Iyo Adeegyada Ganacsi ayaa la filayaa inay shaqo abuur badan ka heli doonaan muwaadiniinta JSL, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.