Deg-Deg-Somaliland Oo Maanta La Daahfuray Ceelkii Shidaalka Ugu Horeeyey oo La Qodayo Gobolka Togdheer.

0

Hargeisa(HNN):-Xukuumada Somaliland ayaa maanta daahfurtay bilowga ceelkii shidaal laga qodayo ee ugu horeeyey kaas oo xukuumada somaliland ay maanta xaflad balaadhan ugu qabatay magaalada hargeisa.