Dood Xasaasiya Somaliland oo Cashar Lama Ilaawaan ah u Dhigtay Somalia. Heshiiska Aqoonsiga Somaliland & Badd.

0

Dood Xasaasiya Somaliland oo Cashar Lama Ilaawaan ah u Dhigtay Somalia. Heshiiska Aqoonsiga Somaliland & Badd.

Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje ayaa Si Xarago leh uga qayb qaatay Dood Xasaasiya oo ay Qabatay Idacada Bbc-du, Xildhibaanka Ayaa cidhiidhi galiyey xubno ka socoday dawlada somalia, isagoo runta u sheegay in ay tahli wayeen inay nabad ka dhigan dhulkooda.