Deg-Deg-Siyaasiga Cali Warancade Oo Faahfaahiyey Kulankii iyaga iyo Madaxda Somalia Ku Dhexmaray Xaramka.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-La Taliyaha khaaska ah Madaxweynaha jsl Mudane cali maxamed warancade oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ka waramay kulankii waftigii uu kamidka aha ee madaxweynaha jsl iyo masuuliyiintii ka socotay dawlada somalia ku dhexmaray Xaramka.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan oo Faahfaahsan.