Daawo Alshabaab Sida Ay Cashuurta Uga Qaado Dekeda Muqdisho Iyo Ganacsade Si Cajiib Ah Uga Sheekaynaya Hanaanka Ay Uwada Macaamilaan.

0

Hadhwadaag(Muqdisho):-Somalia Ayaa Inta La ogyahay Waxaa Si ka awood iyo dhaqaale badan marka laga yimaado caawimooyinka dawladaha shisheeyey siiyaan Xukuumada Madaxweyne Farmaajo Cashuuraha ay Ka Qaadaan Bulshada iyaga iyo Alshabaab ay Ururka alshabaab si dadban ugaga awood roonaadeen.

Warbixintan Dhegayso.