Halkan Ka Daawo-Maayirka Caasimada Hargeisa Oo Maanta Agabka Ciyaaraha Ku Wareejiyey Masuuliyiinta Wasaarada Ciyaaraha Jsl.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Maayirka Caasimada Somaliland hargeisa Mudane C,raxmaan maxamuud Caydiid Solteco ayaa Maanta Agab Kala duwan oo kuwa ciyaaraha ah ku wareejiyey Masuuliyiinta wasaarada ciyaaraha.

Halkan Ka Daawo Masuuliyiintii ka Qayb Galay iyo Khudbadaha Laga Jeediyey.