Shirkadda Somcable oo Siweyn Uga Dhex Muuqatey Bandhiga Carwada Tiknoolajiyada Somaliland.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Shirkadda Somcable oo Siweyn Uga Dhex Muuqatey Bandhiga Carwada Tiknoolajiyada Somaliland. 

Maxamed Foosi Oo kamida Masuuliyiinta Shirkada Somcable ayaa Bulshada u Sharaxay Adeegyada Ay Shirkada Somcable Kagaga Qaybqaadanayso Bandhiga Carwada Tiknoolajiyada Somaliland.