Daawo-Muuqaalada Cajiibka ah ee Beeraha Banka Wajaale iyo Mashruuca uu Madaxweynuhu Kormeeray.

0

Hadhwadaag(wajaale):–Muuqaaladan Laga Soo Duubay madaxweynaha Kormeerka  Beeraha Wajaale ayaa Si fiican usoo bandhigaya dhulka iyo barwaaqada taala kaas oo aan wali bulshada somaliland sidii loogu talo galay uga faaiideysan.