Daawo-Ex Wasiir Guri Barwaaqo Oo Shaqo Cusub Ka Bilaabay Jaamacada Golis Universty Ee Magaalada Hargeisa

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Wasiirkii Hore Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Madaxweyne Biixi oo Sababo la Xidhiidh Xilka looga Qaaday Musuqmaasuq ayaa Shaqadii macalinimo oo uu hore ugu shaqeysan jiray ka bilaabay mid kamida jaamacadaha Hargeisa.