Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Warbixin Ay kaga Hadlayso Tacadiga Somaliland kula kacday Haayadaha Warbaahinta Iyo Xoriyatul Hadalka!

0

Qaramada midooay ayaa soo saartay warbixin dheer oo ay kaga hadlay cadaalada iyo sida ay ula dhaqanto Ququuqal iisaanka jamhuuriyada Somaliland.

Khabiirka qaramada midoobay uqaabilsan xuquuqal iisaanka ee somaliyaiyo Somaliland oo safar ku yimid Somaliland islamarkaana kulamo la yeeshay haayadaha kala duwan ee dawlada ayaa warbixintiisa ku sheegay sida ay ula dhaqanto xuquuqal iisaanka iyo tacadiga ay ku hayso saxaafada iyo xoriyatul hadalka.

Sidoo kale waxaa warbixintan lagu sheegay sida ay xukuumada Somaliland ucabsi galiso qareenada.

HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTAN OO FAAH FAAHSAN;