“Haddii Dawlada Somalia Ka Joojin Karayso Oxgen-ta, Somaliland Way Ka Joojin Lahaayeen…Xildhibaan Mustafe Qodax.

0

Hadhwadaag(Muqdisho):-Xildhibaan Mustafe Qodax oo kamida aqalka sare ee golaha guurtida maamulka dawalda muqdisho kana soo jeeda shaqsiyaadka reer somaliland ee u shaqo tagay somalia ayaa waraysi laga qaaday kagaga waramay arrimahan.