Safiirka Somaliland ee Dalka Djabouti Oo ka Qayb Galay Munaasibada Xuska Boqortooyada Sucuudiga.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Safiirka Somaliland u Fadhiya Dalka Djabouti ayaa Ka qaybgalay xuska sanadguurada 89aad ee boqortooyada dalka sucuudiga taas oo ay munaasibad balaadhan u qabatay safaarada dalka sucuudiga ee ku taala djabouti.