Xubno Ka Tirsan Qareenada Somaliland Oo Shaqadii La Joojiyey Kadib Markii Ay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Sheegeen Inuu Curyaamiyey Shaqadii.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Xubno Ka Tirsan ururka Qareenada Somaliland ayaa Si Adag Markii ay u jeediyeen dhaliilo kala duwan waxaa shaqadii ka hakiyey saaka gudoomiyaha maxkamada rafcaanka gobolka maroodijeex.

Halkan Ka Akhri Magacyada Qareenada Shaqada Laga hakiyey.