War Deg-Deg-Saxafiga Caanka C.salaan hereri Oo Ka Badbaaday Daad Qaaday Baabuurkii Uu Watay.

0

Hadhwadaag(Berbera):-Saxafiga Caanka ah ee Cabdisalaan hereri Ayaa Dirqi kagaga badbaaday Roobabkii waaweynaa ee da’ay maalmahan Daadkii kasoo Rogmaday Oo Qaadi Gaadhay, iyadoo uu qaaday Baabuurkii uu watay saxafigu.