Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maalgashiga Dalka Oo Soo Afmeertay Kulan Lagaga Hadlayey Arrimah Maalgashiga.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Agaasimaha Guud Wasaarada Maalgashiga Dalka jsl Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf Ayaa Soo Xidhay kulan balaadhan oo lagaga Hadlayey  Siyaasada iyo Horumarinta Maalgashiga dalka jsl.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.