Halkan Ka Daawo-Gudida Qandaraasyada Qaranka Jsl Oo Soo Bandhigay Mashaariico Tartan Loo Galayo.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Haayada qaranka somaliland u qaabilsan Qandaraas bixinta iyo Soo Xulista shirkadaha ku kala guuleysanaya qandaraasyada qaranka somaliland loo qabanayo ayaa mudooyinkii u danbeeyey ku hawlanaa sidiiĀ  loo dardar galinlahaa Hawlaha Qaranka iyo dhismayaasha dawlada, iyo dayactirka biriijyada, sidoo kale gaadiidka iyo qalabka qaranka loosoo iibinayo.

Halkan Hoose Ka Daawo.