Maamulka Gobolka iyo Caasimada Hargeisa Oo Go’aamo Culus Kasoo Saaray Booyadaha Biyaha iyo Dhuxusha.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Dhibaatada booyadaha biyaha qaada iyo shidista dhuxusha oo khatar weyn ku haya deegaanka ayaa maamulka gobolka maroodijeex iyo maayirka caasimada hargeisa ay kasoo saareen amaro culus oo la dul dhigay dadka shaqeeya arrimaha.

 

Halkan Ka Daawo.