Siyaasiyiinta Beelaha Gabooye Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xukuumada Madaxwayne Biixi.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Siyaasiyiinta Beelaha Gabooye Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xukuumada Madaxwayne Biixi.

Qaar Kamida siyaasiyiinta Somaliland ee kasoo jeeda beesha gabooye ayaa Madaxweyne biixi ku tilmaamay in aanu waxba kagaga darin xukuumadiisa islamarkaana uu dad aan waxba ka ogayn reer u magacaabay.