Gabiley-Ardayda Dugsiga Sare Oo Mudaharaad La Hortagay Xarunta Waxbashada Gobolka+Ciidamada Booliska Oo Rasaas Ku Dareeriyey.

0

Hadhwadaag(Gabiley):-Mudaharaadka Ardaydan oo La Xidhiidha Cabasho Dhanka macalimiinta ah ayaa Sababay in Ay Hortagaan Xarunta wasaarada Waxbarashada ee gobolka gabiley halkaas oo ay ciidamda boolisku rasaas u adeegsadeen inay kala eryaan.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.