”Muuse Mar walba Wuxuu Abuurayaa Khilaaf Arrimaha Doorashooyinka ah ” Gudomiye Xisbiga Waddani Guddoomiye Cirro Oo Si Adag Ula Hadlay Madaxwaynaha JSL .

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C,raxmaan ismaaciil Saylici Ayaa Si Kulul uga hadlay Xaalada guud ee Dalka.