Waxaa Lanoo Dhibaataynayaa Sidii Cabdi Iley Dadka u Dhibi Jiray Waxa Noo Hadhay Suuliyaddii Xaarka in Madaxa Naloo Galiyo.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Qoysaska danyarta ah ee ka mida dadka laga rarayo dhul ay sheegteen lahaanshihiisa ayaa fariin dhiilo xanbaarsan u diray shacabka somaliland iyo xisbiyada mucaaridka dalka.