Xukuumada Somaliland Oo Gacanta Dawlada Kusoo Celisay Xaruntii Kaydka Kaluunka Berbera iyo sobobta.

0

Xukuumada Somaliland ayaa shaaciyay in ay gacanta dawlada kusoo celisay xarunta kaydka kaluunka ee magaalada berbera oo hore Ay  gacanta ugu haysay haayada caalami ahi,

Wasaarada xaanaanada xoolaha iyo maamulka gobolka saaxil ayaa ka hadlay arintan;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;