Jilayaasha Sooraan iyo Jawaan Oo Soosaaray Fariin Ku Socota Bahda Caafimaadka! “Dhakhtar Baan Noqonayaa”.

0

Hargeis(Hadhwadaag):-Jilayaasha caanka ah ee sooran ismaaciil sugule iyo kabtan ciise cabdi jawaan ayaa soo saaray muuqaal kooban oo fariin u ah dhakhaatiirta iyo bahda caafimaadka.