Somaliland Oo Soo Bandhigtay Shirkadaha Caalamiga ah ee Maalgashiga Kala Duwan Ka Fulinaya Dalka.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Ambassador Baashe Cawil Xaaji Cumar oo ah Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Kenya ayaa Si Faahfaahsan warbaahinta ugaga waramay Shirkadaha kala duwan ee Maalgashiga dalka ku sameynaya somaliland, waxaanu safiir baashe ka warbixiyey shirkii maalintii shalay ka dhacay dalka keenaya iyo wadamada aadka u danaynaya inay somaliland ku sameeynaa maalgashi dhinaca waxsoosaarka iyo warshadaha ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Waraysiga Safiirka Somaliland u Fadhiya kenya.