“Madaxweynuhu wuu Qaataa Talooyinka Nasteexa ah ee loo Soo Jeediyo, lkn isagoo ilaalinaya Dastuurka Udub Dhaxaadka u ah Qaranka; Xaq buu u leeyahay inuu diido talooyinka Dastuurka khilaafsan”.Eng Xuseen Deyr.

0

“Madaxweynuhu wuu qaataa talooyinka NASTEEXA ah ee loo soo jeediyo, lkn isagoo ilaalinaya Dastuurka Udub Dhaxaadka u ah Qaranka; Xaq buu u leeyahay inuu diido talooyinka Dastuurka iyo Sharciyadda Dalka khilaafsan.”..Eng Xuseen Deyr

Hargeisa(GNN):-Eng Xuseen Aadan Cige Deyr oo kamida Siyaasiyiinta Somaliland ee Xilalka kala Duwan kasoo Qabtay Qaranka Ayaa Aragtiyo kala Duwan ka Bixiyey muranada Siyaasiga ah ee Dhinacyada Xisbiyada Mucaaridka iyo Muxaafidka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan.