War Deg-Dega-Taliyaha Xarunta C.I.D Oo Loo Magacaabay Faysal Xiis oo Hore U Ahaa Taliyaha Taraafikada.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Warar soo gaadhay Ilaysnews.com waxaa ay sheegayan in taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale uu sameeyey magacaabis iyo xil ka qaadis

Taliyaha ayaa la sheegay in uu xilkii ka qaaday Taliyihii hore  ee ciidanka Danbi Baadhista Somaliland ee C.I.D Gaashaanle sare Daahir Muuse Abraar

Sidoo kale taliyaha ayaa la sheegay in uu xilkaas u magacaabey Gaashanle Sare Faysal Xiis oo hore u ahaan jiray taliyaha ciidanka Nabad galyada wadooyinka.

 

Hadhwadaag News

Hargeisa Somaliland