Waftigii Safiirada Beesha Caalamka ee Soogaadhay Somaliland Oo Kulamo La Qaadanaya Xisbiyada Qaranka.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Waftigan Ka Socoday Beesha Caalamka Oo Kulamo kala duwan la qaatay Asxaabta Mucaaridka iyo Gudidiii Ganacsatada ahayd ee isu xilqaantay dhexdhexaadinta ayaa la Kulmaya Xisbiyada qaranka Somaliland.

Halkan Hoose ka Daawo Xisbiga Waddani oo ka hadlaya Arrintaasi.