Siyaasi Ramaax Cali Hayste Oo Xabsiga la Dhigay+Arrimaha Uu kasii hadlay Intaan La Xidhin Ka Hor.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Xarunta Dabi baadhista Somaliland ayaa Waxaa lagu xidhay Siyaasiyi ah Xoghayihii Arrimaha gudaha Xisbiga Ucid Siyaasi Maxamuud cali saleebaan ramaax ayaa ciidamadu xabsiga dhigeen, Arrimaha loo haysto oo uu kasii hadlay siyaasi ramaax ka hor intii aan la xidhin ayuu yidhi sidan.